Jump to content

Astronomical unit

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay AU)

AU oo loo soo gaabiyay Astronomical Unit waa halbeega meereyaasha, xidigaha iyo dhamaan walxaha ku dhex jira koonka.

Halbeega AU wuxuu u dhigmaa 149 597 870 700 mitir (qiyaastii 93 milyan mile) taasi oo ah dhererka masaafada dhulku u jiro qoraxda.

Astronomical Unit
Hab halbeegHalbeega Xidigaha
(La isla gartey in loo isticmaalo SI)
Halbeegga ahdherer
Astaanau 
Unit conversions
1 au in ...... is equal to ...
  Halbeega SI  1.4960×1011 m
  halbeega Maraykanka  9.2956×107 mi
  other astronomical  4.8481×10−6 parsec
    units  1.5813×10−5 ly